Dhageyso Xildhibaanada Galmudug Ee Xilka Ka Tuurey Axmed Ducaale Geele Xaaf Oo Cusub Soo Saarey

Bartmaha Bishaan November oo maalmo kaliya inaga xigaan ayaa qorshuhu ahaa in ay dhacdo Doorashada Madaxweynaha Galmudug taas oo ay qabasan lahaayeen xildhibaanadii xilkii ka qaadeen Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Markii labaad ayaa la sheegayaa in ay doorashada Madaxweynaha Galmudug dib loo dhigay waqtigii loogu talo galay. Sida uu sheegay Xogheyaha Guddigaas Abuukar Warsame Cali ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Galmudug.

Xildhibaanka ayaa sheegay in doorashada Madaxweynaha Galmudug ay dhici doonto 15 Bisha soo socota ee December.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE