Wasiirka Amniga Puntland Oo Gaarey Gobolka Sanaad Si Uu Qal Qal Ugu Abuuro Doorashada Somalinad Ee Beri Dhici Doonta (Sawiro)

Soo dhaweynta Kadib Wasiirku wuxuu sheegay in u jeedada socdaalkooda uu la xidhiidho sidii beesha caalamka iyo Ummada soomaaliyeed loogu soo bandhigi lahaa in gobolka Sanaag ayan ka jirin wax doorasha ah oo dhinaca Somaliland ka timaada.

Wuxuu sheegay in Fargalinta iyo xadgudubka maamulka Somaliland ee gobolada Sanaag iyo Hayland ujeedada ka dambaysa ay tahay oo kaliya in la jahwareeriyo shacabka, lana majaro habaabiyo beesha caalamka, loona sheego in shacabka gobolka Sanaag ay doorashooyin samaynayaan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE