Dhageyso Taliska Boliiska Soomaaliyeed Oo War Kasoo Saarey Xaaladda Amni Ee Magaalada Muqdisho, Iyo Digniin Uu U Direy Dadka Ku Lugta Leh….

Taliyaha sida kumeel gaarka ah ugu magacaaban Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa ka digay in dadka Shacabka ah been loo sheego ,islamarkaana amnigooda la qalqalgeliyo, waxaana uu been abuur ku tilmaamay warar soo baxayay oo sheegaya in gaadiid qaraxyo sida ay ku jiraan magaalada Muqdisho.

Genaraal. Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa tilmaamey in aan la aqbali doonin wax kaste oo amniga dadka Shacabka ah wax u dhimaaya..

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE