Wasaaradda Gargaarka Iyo Maareynta Musiibnooyinka Ee Maamulka Koonfur galbeed Oo Deeq Gaarsiisey Isbitaalka Dhimirka Ah Ee Magaalada Baydhabo (Sawiro)

Wasiirada Wasaarada Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka e Maamul Goboleedka Koonfur galbeed Marwo Binti Ibraahim Cali ayaa maanta deeq raashina gaarsiisay Ispitaalka dhimirka ee ku yaalae Magaalada Baydhabo

Marwo Binti ayaa sidoo kale kormeer ku tagtay xarumaha quudinta iyo nafaqeenta ispitaalada dadka ay saameeyeen abaarahii dalka ku dhuiftey, waxaana kaloo ay booqatey ispitaalada caafimaadka ee Baydhabo iyo xarumaha lagu haayo dadka baahiyaha gaarka ah qabo.

Deeqda oo siugu jirta raashiin, waxyaabo kale oo macmacaan iyo adeegyo kale ayaa Wasaaradda waxa soo marsiisey He’adda Badbaadaa Caruurta Save the children.

Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka Maamulka Koonfur galbeed ayaa ah Wasaaradaha fara ku tiriska ah ee sida habsamida leh u guta shaqooyinka bulshada.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE