Gudiga Doorashooyinka Somaliland Oo War Kasoo Saarey Sida Ay U Socoto Tirinta Codadka La Dhiibtey, Iyagoona Ku Baaqey….(Video)

Gudiga Komishinka Doorashooyinka ee Somaliland oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa sheegay Xiliga lagu dhowaaqi doono Natiijada Rasmiga ah ee kasoo baxday Codbixintii Shalay ay Shacabku Sameeyeen iyo Madaxwaynaha cusub ee la doortay.

Dhinaca kale waxay ka hadlay Natiijooyin Hordhac ah kuwaasi oo lagu Faafiyey Warbaahitna iyo Baraha Bulshada, waxayna sheegeen inay Xaqiiq noqon karaan, Maadaama ay Xisbiyada Ergooyin madasha u joogaan, Balse waxay codsadeen inaan laga hordhicin oo laga dheerayn Xiliga lagu dhowaaqayo Natiijrada Rasmiga ah.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE