Qoysas Soomaaliyeed Oo Weli Aan Ilaabin Uurku Taaladdii 14-kii October Hal Bil Ka Hor, Iyo Muragada Qoyska Faadumo Xuseen Cali Oo Halkaas Ku Waaysey Seygeeda (Video)

Hal bil ka hor 14-kii bishii tagtey October, magaalada Muqdiaho gaar ahaan isgoyska Zoobe waxa ka dhacey qarax aad u weyn oo ay ku dhinteen in kabadan 400, qof oo u badanaa dad shacab, dadka geeriyoodey ayaa waxa ku jira Caruur iyo dad Muruq maalata ah oo xamaalanaayey.

Hal ka hor dhibaatadii dhacdey waxay uur ku taalo u noqotey dad badan oo weli aan qalbigooda ka go’an wixii dhacey.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE