Wasiirad Maryan Khaasim Oo Sharaxaad Ka Bixisey Sababaha Ay Isaga Casishey Shaqada Wasaaradda Gargaarka Iyo Maareynta Musiibooyinka Ee Xukuumadda Soomaaliya (Video)

Wasiiradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Soomaaliya Maryan Khaasim ayaa ka warbixiyey sababaha keenay in ay ka tagto shaqadii Wasaaradda.

Drs Maryan ayaa sheegtey in ay wax badan ka taqaano shaqada Dastuurka iyo nidaamka wasaaradda hase ahaatee aanay xami karin shaqo is barbaryaac ku dhisan sidey hadalka u dhigtey, waxaana ay taasi ay k usheegtey mid aanay sii wad karin.

Waxa kaloo Wasiiradda aya tilmaamntey in loo baahanyahay in Xukuumadda ay hesho shakhsi ka iga wanaasan sidey warka u dhigtey oo gudan kara waajibaadka looga baahanyahay.-

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE