Gudiga Doorashada Somaliland Oo War Deg Deg Ah Kasoo Saarey Tabashooyinka Wadani Kuna Baaqey In Leys Dejiyo (Video)

Ka idb cabshooyin kasoo yeerey Xisbiga Wadani oo tabanaayo cadaalda daro iyo wax is daba marin ayaa waxay arintaasi keentey in dibad baxyo waaweyn ay ka dhacaan magaalooyin badan oo ku yaala Somaliland.

Gudiga doorashooyinka Somaliland oo shir jaraa’id oo deg deg ah u qabtey warbaahinta ayaa sheegay in ay ka jawaabayaan eedeymaha loosoo jeediyey, waxaana ay ku baaqeen in laga war sugo natiijada doorashada oo aan weli lagu dhawaaqin.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE