Heesta Dhaliyarow Kaca, “Wixii Dhiig Lahow Kaca, Dhamaan Wada Kaca Oo Na Dhaafiya Nolosheena Kuwii Dhibey, Nabadeena Dhaawacay Kulligood Na Dhaafiya” (Video)

Heesta Dhalinyroy Kaca, oo ka mid ah heesaha hada lasoo qaadey ayaa waxa miraheeda iska leh Cawil Daahir Salaad, waxaana ku luqeenaya kooxda Fanaaniinta Waaberi.

Erayada Heestan ayaa waxaa ka mida  “War hooy dhalin yarroy dhidig iyo laboodbaa dhagar qabe ha raacina dhiigiina qubayee, dhuuxa hooyadiisiyo dhallaanka iyo Caruurtaba waayeelkaba ha dhaafeyn”

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE