Daawo Sawirada Saraakiisha Ciidamada Xooga Ee Maanta Gaarey Degmada Nambar 50 Oo Meel Fagaare Ah Kula Hadlay Ciidamada (Sawiro)

Taliyaha Qeybta 12-ka Abriil ee Ciidamada Xooga Cumar Dheere iyo saraakiil Ciidan oo maanta gaarey Degmada Nambar 50 ee Gobolka Shabeelada hosoe ayaa goob fagaare ah kula hadlay Ciidamada deegaanka iyo kuwa Ururka Socdaal ee halkaasi ku sugan.

Saraakiisha ayaa Ciidamada ku dhiir geliyey dagaalka ay kula jiraan maleeshiyada Kooxda Alshabaab, waxaana ay balan qaadeen in ay bixin doonaan agabka Ciidanka iyo sahayda kale ee loo baahnayahay.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE