Gudiga Doorashooyinka Somaliland Iyo Xisbiga Wadani Oo Ka Wada Hadlay Tabashooyinkii Jirey, Baaq Wadajir Ahna U Direy Bulshada (Video)

Musharaxa Xisbiga Wadani C.raxmaan C.laahi Cirro oo ay dhinac taagan yihiin Gudiga doorashada Somaliland ayaa maanta Cadeeyay in Buugaagtii Doorashada ee ay horey usoo bandhigeen ay yeesheen Gudiga Doorashada.

Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Cabashooyinkii ay horey u gudbiyeen sida looga jawaabay, Wuxuuna Fariin u diray Taageerayaasha Xisbiga Wadani.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE