Sheekh Umal Oo Hadal Ka Danqiyey Ka Yiri Iscasilaaddii Maryan Khaasim Iyo Wasiiradda Oo Si Qiiro Leh Uga Jawaabtey (Video)

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah Culimada Soomalaiyeed ayaa hadal kooban ka sheegey iscasilaaddii Wasiirka Gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka Drs Maryan Khaasim.

Wadaadka oo ka jawaabaayey su’aal laga weydiiyey in iayaga ay sabab u yihiin ianay is casisho Wasiirad Maryan Khaasim ayaa ku jawaabay “Wasiirada is casishay soo suuragal maahan inay wadaadada wadada u galeyn oo xilkii ka boobeyn”.

Wasiiradda is casishey ayaa tilmaamntey in si aad ah ay uga xumaatey jawaabta Sheekh Umal ee uu ka bixiyey su’aasha laga weydiiyey in sababta iscasilaadda ay keentey in culiaa;udiin uu ka mid yahay ay deeqda gudoonsiiyeen Madaxda dowladda.

Drs Maryan Khaasim ayaa hadal kooban ugu jawaabtey Sheekh Maxamed Cabdi Umal, waxaaba ay soo qaadatey aayad qur’aan ah oo ay kaga jawaabeyso hadalka Sheekha.

Hoos Ka Daawo Muuqaalka Sheekh Maxamed Cabdi Umal

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE