Magaalada Boosaaso Oo Maanta Lagu Qabtey Dibadbax Looga Soo Horjeedo Wareejinta Degedda Ee Shirkadda DP-World (Video)

Waxaa Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ka dhacay Banaanbax looga soo Horjeedo Shirkada Imaaraadka ee DP-World lagu wareejiyey degedda Magaalada Boosaaso iyo Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Gaas oo galay heshiiska lagu wareejiyey degedda.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE