Xildhibaanada Kooxdii Damu-Jadiid Oo Si Khiyaali Ah U Hadlay, Isuna Arka Inay Yihiin Wadaniyiinta Maanta (Video)

Arinta ku saabsan Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) ayaa Noqotay Kiis ay dad dano kala duwan Xambaarsan ay kaga Faa’iidaystaan Ka hadalkiisa.

Wasiirkii hore ee Arimaha Gudaha Dawladii Xasan sheekh , Imikana ka mid ah Baarlamaanka Cabdiraxmaan Odowaa ayaa Kulankii shalay ee looga hadlayey arinta Qalbi dhagax ka jeediyey Hadalo kala duwan, Wuxuuna sheegay in Dhiibista Qalbi dhagax ay lamid ahayd Dhiibista Soomaaliya.

Hadaladan khiyaaliga ah ayaa u muuqda kuwa aan laga fiirsan, waxaanan xildhibaanada kooxdii Damu-jadiid isu arkaan inay yihiin kuwa wadaniyiinta maanta.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE