Dhageyso Eng Feysal Cali Waraabe Oo Eedeymo Usoo Jeediyey Xisbiga Wadani

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Feysal Cali Waraabe ayaa ku eedeeyey xubno nka tirsan Xisbiga WADANI ku eedeeyey in ay doonayaan fowdo iyo dibad baxyo ka dhacaan deegaano Somaliland ku tirsan.

Waxaa uu sheegay in Guddiga doorashooyinka Somaliland ay u jilicsan yihiin Xisbiga Wadani,maadaama ay dhowr jeer Guddiga doorashooyinka ay si gaar ah ula kulmeen, iyadoo aan qancin Xisbiyadda kale ee Somaliland.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE