Mudaaharaad Looga Soo Horjeedo Shirkadda DP-World Oo Maalintii Labaad Ka Dhacey Magaalada Boosaaso (Sawiro)

Maalintii Axadda iyo maanta oo Isniin ah ayaa mudaaharaad ka dhacay xarunta gacansiga Puntand ee Bosaso. Mudaaharadkan waxaa ka qaybqaatey haweenka haysta ganacsiga yaryar kuwaas oo ka cabanaya xaaladda cakiran ee ka taagan dekadda Bosaso.

Mudaaharadkan ay dhigeen haweenka Boosaaso ayaa ka duwanaa kuwii hore waxaana uu ahaa Mudaaharad nabadeed, oo ay ku muujinayaan cabashadooda, waxay la socodsiiyeen maamulka, waxaana hareeraha ka socdey ciidanka amaanka Puntland.

 

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE