Dhageyso Shariif Xasan Oo Markii Ugu Horeysey Ka Hadlay Xaqiiqda Ka Dib Markii Uu Sheegey In Shabeelada Hoose Ay Xoreyn Karaan Kaliya Dadka U Dhashay Oo Aanay Waxba U Tareyn Ciidan Laga Keenay Meelo Kale

Madaxweynaha Mamaulka Koonfur galbeed ayaa markii ugu horeysey sheegay in loo baahanyahay Ciidan diyaarsan oo wax ka qabta xaaladda amni daro ee ka jirta Gobolka Shabeelada hoose.

Shraiif Xasan oo ka jawaabayey su’aal laga weydiiyey sababha wax looga qaban waayey amaan darida Shabeelada hoose ayaa sheegay in loo baahanyahay Ciidan deegaanka u dhashey oo la siiyo tawabro iyo sanad si ay geed iyo god kasta ugu galaan Maleeshiyaadka nabad diidka ah ee Alshabaab.

Waxa kaloo uu sheegay in Shabeelada hosoe aanay xoreyn Karin Ciidamo kale oo laga keenay Gobolo ama u dhashey meel ka baxsan Gobolka, kuwaas oo uu sheegay inay ka dagaalami Karin Miriga iyo howdka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE