Musharaxa Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Ciro Oo Tanaasulay, Isagoo U Hambalyeeyey Mushraxa Guuleystey (Video)

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani C.raxmaan Cirro oo goor-dhowayd Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay go’aanka Xisbigiisu ka qaatay Natiijada Doorashada ee maanta lagu dhawaaqay. “Waxaan go’aansaday inaan Aqbalo Natiijada Gacan ku samayska ah inaan Aqbalo”  Ayuu yiri cirro.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE