Ra’iisalwsaaraha Xukuumadda Soomaaliya Oo Booqdey Jaamadda Isaga Loogu Magac Darey (Sawiro)

Ra’iisalwasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo ku sugan magaalada Baydhaba ayaa galabta booqdey Jaamacad ku taala magaalada oo isaga loogu magac darey.

Jaamacadda Khayre ayaa loogu magac darey Ra’iisalsaraaha Soomalaiya ayaa markii uu halkaasi garey waxa uu uga mahad celiey howl wadeenada jaamacadda, waxaana intaasi ka dib uu ardeyda ku baraarujiyey.

Ra’iisalwasaaraha ayaa kulamo la leh Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed iyo Madaxda kale ee Maamulka, si ay uga wada hadlaan arimaha amaanka iyo la daagalka Alshabaab.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE