Xog Dhab Ah Saraakiil Ruush Ah Oo Sharaxeysa Dagaalkii 1977-kii Ee Dhex Marey Soomaaliya Iyo Ethopia (Video)

Dagaal qaraar ayaa dhex maray Soomaaliya iyo Ethiopia sanadkii 1977-kii kaas salka ku hayay lahaanshaha  Dhulka hadda loo yaqaan Soomaalida Ethiopia.

Markii uu qarxay Dagaalkaas Ethoipia  oo xaalku uu ku xumaa waxa ay gurmad dhan kasta ah ka heshay Midowgii Sofiyet ee uu hogaaminayay Ruushku, Soomaaliyana waxa ay gurmad ka heshay Dalka Mareykanka oo markaa awoodda dunida ay isku hayeen  Dalka Ruushka.

Hadaba Saraakiil Ruushka ah oo qeyb ka ahaa Dagaalkaas ayaa banaanka soo dhigay sirta ka dambeysay Dagaalkaas iyo Taageeradii uu Ruushku siiyay Ethoipia.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE