Horumar Ballaaran Oo Ay Ku Talaabsatey Magaalada Xeebeedda Baraawe Oo Ku Magacaaban Xarunta Maamulka Koonfur galbeed (Video)

Magaala Xeebeeda Baraawe ee Gobolka Shabeelada hoose oo ku magacaaban Xarunta Maamulka Koonfur galbeed ayaa ka socda horu mar xagga deegaanka ah, inkasto degmada ay ka jirin hey’ado amni ayaa hadana Shacabka waxay wadaan sidii ay usoo nooleen lahaayeen Kobaca magaalada.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE