Dhageyso Faafaahin Duqeymo Diyaaradeed Oo Khasaare Badan Lagu Gaarsiiyey Maleeshiyaad Alshabaab Ah Oo Ka Dhacdey Gobolka Jubada Hoose

Wararka ka imaanaya Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe duqeyn lala beegsaday saldhig ay maleeshiyada al-Shabab ku leeyihiin deegaan ku dhow Hoosingow.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE