Ra’iisalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Oo Magaalada Baydhabo Ka Jeediyey Khudbad Uu Kaga Hadlay Yoolka Ay Hiigsaneyso Xukuumadda (Video)

Ra’iisalwasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa khudbad dhinaca badan taabaneysa ka hor jeediyey Boqalaal Shacab ah oo ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah ee Maamulka Koonfur galbeed.

Mudane Xasan Cali Khayre ayaa marka hore sheegay in xukuumadda oo hada jirta sideed bilood ay u qabsoomeen wax badan, iyadoo dib loosoo celiyey kabayaashii dhaqaalaha iyo shaqa abuurka dhalain yarada Soomaaliyeed.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE