Murugo Hor Leh Dhibane Faa’iso Cabdirashiid Wadani “Dowladda Soomaaliya Waxba Waa Ii Qaban Weysey” (Video)

Gabadha lagu magacaabo Faa’iso Cabdirashiid Wadani oo ku sugan magaalada Nayroobi ee dalka Kenya ayaa muuqaalkii labaad soo duubtey muddo bil gudaheeda kaas oo kaga cabaneyso xaaladda ay ku sugantahay.

Dhibane Faa’iso Wadani oo uu dhaawac kasoo gaarey iyadoo ku guda jirta shaqada qaranka, ayaa madaxda dowladda waxay u balan qaadeen in ay geyn doonaan meel kasta oo looga helaayo baxnaano Caafimaad.

Hase ahaatee muddo afara biloodk  abadan ayey ku sugantahay magaalada Nayroobe, waxaana markaan loo sheegay in dowladda Soomaaliya xaaladdeeda ay ka deyrisey oo waxba aan loo qaban karin.

Hoos Ka Daawo Muuqaalka Murada Ah Ee Ay Soo Dirtey Dhaibane Faa’iso Cabdirashiid

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE