Qeyb Ka Mid Ah Suuqa Magaalada Gaalkacyo Oo Maalintii Seddaxaad Xiran (Sawiro)

Suuqa magaalada Gaalakacyo oo todbaadkii hore ay ku dagaalameen laba Maleeshiyo oo kala taabacsan maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa gaba ahaanba xirmay, iyaoo halkaas laga dareemayo xiisadda labada dhinac.

Xiisadda labada dhinac u dhaxeysa ayaa keentey in qeyb ka mid ah suuqa oo maalintii seddaxaad aan loo adeeg iyo dukaameysi tagin, waxaana socda sida la sheegayo isku day lagu doonayo in dib loogu furo shaqada suuqa.

Magaalada Gaalakcyo ayaa waxa ka jira dagaalo iyo xiisado soo laa laabtey waxaana taasi ay keentey in magaalada ay noqoto goob dagaal oo leyku baacsado.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE