Dhageyso Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Sheegay In Xukun Adag Lagu Ridi Doono Askarigii Kufsiga Ka Geystey Magaalada Boosaaso

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Camay ayaa markii ugu horeysay ka waramaya askarigii kufsiga iyo dhaawaca ka geystey magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Cabdixakiin Camey ayaa sheegay in ciqaab adag la marsiin doono Askariga dhibaatada u geystey Gabadhi dhaawaceeda waxba looga qaban waayey magaalada Garowe oo hadda lagu dabiibaayo magaalada Muqdisho.

Waxa uu tilmaamay in xukunta skarigaas uu noqon doono xafsi daa’im si loogu ciqaabo qaladka uu geystey.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE