Hogaamiyaha Maamulka Gobolada Dhexe Oo Badelay Mowqifkiisii Horey Sheegeyna Inuu Diyaar U Yahay Inay La Midoobaan Maamulka Galmudug (Video)

Madaxweynaha Maamulka Ahlusuna ee Gobolada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa faah faahin ka bixiyay wada hadalada magaalada Nayrobi ku dhex maray iyaga iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Sheekh Shaakir ayaa sheegay in iyaga iyo Galmudug aysan dagaalsaneyn, balse ay lala dagalasan yahay, isla markaana aan la rabin inay midoobaan oo ay noqdaan maamul mid ah.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE