Qaar Ka Mid Ah Ehelada Dadkii Ku Waxyeeloobay Weerarkii Zoobe Oo Maanta Loo Qeybiyey Mooto Bajaaj (Sawiro)

Gudiga Gurmadka weerarkii Zoobe ee Bishii hore ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa maanta Mootooyin Bajaaj ah u qeybiyey qaar ka mid ah Ehelada dadkii ku geeriyoodey Qraxa.

Qoysaska maanta la gaarsiiyey Mootooyinka ayaa dadkii ka mas’uulka ahaa Nolol maalmeedkooda waxay ku geeriyoodeen qaraxii Zoobe, waxaana gudiga gurmadka uu ugu talagalay in laga soo dhiciyo Mootooyinkaasi nolol maalmeedka qoyska.

Lacagahana ayaa waxa Gudiga soo gaarsiiyey Jaaliyadda Soomalaiyeed Magaalada Melbourne ee dalka Australia, iyadoo halkaas uu u joogay Wakiil ay soo dirsadeen.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE