Axmed Xasan Xaad Oo Ka Qeyb Galay Munaasabad Lagu Wareejinayey Guri Uu Lahaa Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Oo Muqdisho Lagu Haaystey (Video)

Axmed Xasan Xaad oo ka mid ah Odayaasha taageersan dowladda Fedaraalka ee Soomaaliya ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu wareejinaayey Guri uu lahaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya Marxuum Cabdulaahi Yuusf Axmed.

Gurigan oo ay xoog ku haaysteen dad kale ayaa waxa xukmiyey maxkmadda Gobolka Banaadir, waxaana Nabadoon Xaad uu ku baaqey in laga waantoobo in xoog lagu haaysto guri ay iska leeyihyiin dad shacab ah.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE