Dhageyso Xildhibaanadii Mooshinka Ka Keenay Shariif Xasan Oo Afka Furtey, Sheegeyna In Loo Diidey Mushaharkii Ay Lahaayeen

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Koonfur galbeed ayaa bilooyinkii lasoo dhaafae ywadey Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada oo magaalada Baydhabo kula hadlay warfidiyeenka ayaa sheegay inay weli gacanta ku haayaan Mooshinka hase ahaatee aan loo gudbin Gudoonka Baarlamaanka oo weli ay ku haayaan hoteelada iyo goobaha shirarka gaarkka ah.

Xildhibaanadan qaar ayaa sheegay in loo diidey Mushaharkii ay lahaayeen, waxaana ay tilmaameen in lagu xirey mushaharkooda inay ka laabtaan Mooshinka ay saxiixeen.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE