Siyaasiga Salaad Cali Jeelle “Dowladdii Hore Waxaan Ku Tuhunsaneyn Inay Barbaariso Argagaxisada, Laakiin Dowladdan Way La Dagaalamee” (Video)

Siyaasaiga Soomaaliyeed ee Salaad Cali Jeelle ayaa wareys uu bixiyey kaga waramaya arimo badan oo ay ka midyihiin dhimaha Ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya.

Waxa sidoo kale uu ka hadlay doorka dowladdan uu ku leeyahay, isagoo soo hadal qaadey sababihii keenay in uu mucaarado dowladdii Xasan Sheekh iyo taageerada uu la garab taaganyahay dowladda hada shaqeysa ee Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Dowladdii hore ayuu ku eedeeyey inay aheyd dowlad barbaarisa kooxaha argagaxida, waana taas sida uu sheegay sababah keenay in uu ka hor yimaado, laakiin dowladdan ayuu sheegay inay dagaal adag kula jirto argagaxisada.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE