Toos U Daawo Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Dalka Kenya Oo Ka Socota Kasarani Stadium Ee Magaalada Nayroobi (LIVE)

Xaflada oo ka socota Kasarani Stadium ayaa waxa ka qeyb galaya kumanaan shacab ah iyo waliba wafuud badan oo dalal kala duwan ka timid, waxaana kamid ah 10 hogaamiye oo uu ku jiro Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo shalay gelinkii danbe soo gaaray magaalada Nairobi.

Halkan Hoose Si Toos Ah Uga Daawo Xafladda Caleema Saarka

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE