Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Beyle Oo Wareysi Xiisa Badan Bixiyey Ku Sheegay Arimo Badan (Video)

Wasiirka Maaliyadda Dawladda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaalle Bayle oo Waraysi Xiiso badan lala yeeshay ayaa ka hadlay Arimo badan oo muhiim ah Iyo Maamulka iyo Maaraynta dhaqaalaha dalka.

Wasiirka ayaa sheegay in 8-bilood ee lasoo dhaafay ay Wasaaradu ku Mashquushay in Hantida dalka soo gashay iyo Sida loo maamulay, Wuxuuna sheegay in Maanta uu ogyahay dhamaan Wixii dhaqaalle dalka soo galay iyo Sidii ay wax u baxeen, Wuxuuna sheegay inay tahay Talaabo wayn oo horey loo qaaday.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE