Wasiiradda Gargaarka Iyo Maareynta Musiibooyonka Oo Ka Qeyb Gashay Shir Muhiim Ah Oo Looga Hadlaayey Arimaha Gargaarka (Sawiro)

Wasiirka Gargaarka Koonfur Galbeed Marwo Binti ibraahim Cali ayaa waxay ka qayb gashay shirka sanadlaha ahaa ee Golaha isku dubaridka Gargaarka Dalka Soomaaliya.

Shirka oo ay ka  qeyb galeen Madaxda wasaaradaha gargaarka ee maamul goboleedyada, dowlada dhexe iyo qaar ka mid ah hay,adaha gargaarka ee ka socdo wadamada deeq bixiyayaasha ayaa wasiirada waxay  soo jeedisey islamarkaana ay farta ku goday in la baalmaray degmooyinka iyo guud ahaan gobolka Sabeelaha hoose.

Wasiiradda waxay soo jeedisay in mudnaanta(priority 2018) lasiiyo laguna soo daro shaxda gargaarka deegano cusub oo ay degmada Marka iyo deegaanada ku xeeran, wasiiradda ayaa soo diyaarisay plan ka wax lagu gaarsiin lahaa diyaarna ay u tahay fududeenteeda shaqkoyinkaasi.

Sidoo kale wasiirada ayaa ku baaqday in ay kajirto degmada Marka qoysaska kunool xaalad binna aadanimo tii igu liidatay xaga wax barashada caafimaad nutrition ka wash ka aducation health iwm.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE