Aminarts Oo Soo Bandhigey Sawir Uu Ku Muujinaayo Kooxda Mucaaradka Oo Culimada U Bandhigey Qorshahooda (Sawiro)

Kooxda mucaaradsan dowladda Fedaraalka ee Soomaaliya ee dhaqaalaha badan kasoo qaatey dowlado shisheeyey ayaa maalin ka hor kulan la qaatey qaar ka mid ah Culimada magaalada Muqdisho.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE