Dhageyso Gudiga Doorashada Madaxa Banaan Ee Soomaaliya Oo Soo Bandhigey Qorshaha Doorasho Ee Sanadka 2021-Ka

Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeahay magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigey qorshaha shanta sano ee Socota.

Gudoomiyaha guddigaasi Xaliima Ibraahim Ismaaciil (Xalima Yareey) ayaa sheegtay in dhamaan dhinacyada ay khuseeso doorashooyinka ay gacan siiyaan howsha shaqo ee guddiga.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE