Ehelada Qaar Ka Mid Ah Dadkii Ugu Dambeeyey Ee Laga Tarxiilay Mareekanka Oo Ka Ilimeeyey Sida Lagula Dhaqmayo (Video)

Qaar ka mid ah qaraabada iyo qoysaska 92 qof oo Soomaali ah oo laga masaafuriyay dalkan Mareykanka, islamarkaana diyaaraddii sidday iyadoo aan gaarin Soomaaliya ay dib ugu laabtay Mareykanka, ayaa waxa ay banaanbax ka dhigeen magaalada Minneapolis ee Gobalka Minnesota.

Dumar Soomaaliyeed oo sheegay inay Caruurtooda ku Jirto dadkaasi ayaa si Murugo badan uga hadlay, Waxayna ka Warbiyeen sida wax u dhaceen.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE