Xildhibaan Cabdishakuur “Dowladda Soomaaliya Waxa Duminaayo Sideed Xildhibaan Oo Hal Beel Kasoo Wada Jeeda” (Video)

Xildhibaan Cabdishakuur Cali Mire oo ka mid ah Mudanaayasha Baarlamaanka fedaraalka ee Soomaaliya ayaa dhulka ku jiidey siyaasiyiin qaran dumis ah oo mucaaradsan dowladda Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Mudane Cabdishakuur ayaa sheegay in dowladdan ay ka dhaqaaqi la’dahay sideed Xildhibaan oo hal beel kasoo wada jeeda kuwaas oo sida uu sheegay xukuumadda ku yeeshay hal Wasiir, hasd ehaatee kuwii kale ay banaanka la tagaanyihiin dhagxaan ay doonayaan inay ku firiteeyaan Madaxda dowladda.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE