Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin Oo Dardaaran U Jeediyey Madaxweynaha Cusub Muuse Biixi (Video)

Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta oo Arbaca ah khudbad kooban ka jeediyey xafladdii caleema saarka ee Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay.

Daahir Rayaale oo la dardaarmey Madaxweynaha cusub, ayaa u guntey talooyin dhawr ah oo ay ka mid tahay in aan cid kale magiciisa ku shaqeysan ee uu isagu yahay kan dalka u taliya, sidoo kale waxa uu ka dalbadey in uu la dagaalamo qabyaaladda oo noqotey mid Xisbiyada ku milantay.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE