Sidee Ayey U Shaqeysaa Degmada Qoryooley Ee Gobolka Shabeelada Hoose Xilliyada Hbaeenkii (Sawiro)

Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelada hoose ayaa xilliyada habeenkii iyo maalintii isku mid noqotey isu socodka bulshada ka dib markii laga hirgeliyey leerarka Cadceeda ku shaqeeya.

Wadada Bartmaha degmada ayaa waxa lagu xirey Leerarka oo habeenkii aad u ifiya, waxaana bulshada ay heleen fursado ay ku shaqeystaan Habeen iyo maalin, iyadoo xilligan la dameemayo hurumarka degmada.

Maamulka Degmada ayaa sheegay in baahiyaha gaarka ah ee ka jira degmada ay ku filneen Leerarkan hase ahaatee kuwa hadda la daah furey ay yihiin kuwo bilow u ah dhameystirka horumarka.

Intii uu jirey burburka ayaa Degmada Qoryooley waxay ka mikd aheyd magaalooyinka uu saameeyey burkii dalka, waana muddo 30 sano ah ka dib Qoryooley waxay cagaha la heshay dhabaha horumarka.

 

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE