Xildhibaan Ka Mid Ah Kuwa Saxiixey Mooshinka Oo Xog Badan Bixiyey, Sheegeyna Inuu Ka Laabtey (Video)

Xildhibaan Cabdillahi Maxamed (Shaacir) oo kamid ahaa Xubnaha Mucaaridka ku ah Dawladda ayaa kasoo baxsaday Kooxdaasi, Wuxuuna Banaanka soo dhigay Arimo badan oo Qarsoonaa.

Waxaan Cadaynayaa maanta inaan dib uga laabtay Mooshin aan Saxeexay Saddex Casho ka hor, kaasi oo aan ku dag-dagay, markaan eegay xaalada dalka iyo Dedaalka uu madaxwaynaha uu ku Jiro, oo la doonayo in la Dhabarjebiyo oo Cadow Gudaha iyo Debedda ah kusoo duulay, waxaan go’aansaday inaan ka baxo Mooshinka” Ayuu yiri xildhibaan Shaacir.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE