Akhriso Caqabad Adag Oo Lasoo Deristey Dhaqan Galka Heshiiskii Galmudug Iyo Ahlu Sunnah Ay Ku Kala Saxiixdeen Magaalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho dhawaan waxa heshiis uu ku dhex marey Maamulka Galmudug iyo Kooxda Aglu sunnah, iyadoo labada dhinac ay ku heshiiyeen qodoba ay ku sheegeen inay kusoo afjaraayaan mashaakilka xaga maamul ee ka jirey ee Gobolada ay degaan.

Warar soo baxaya ayaa ku waramaya in heshiiskaas aanud haqan gal noqon doonin, sida ku cad war qoraal ah oo ay soo saareen Xildhibaan iyo Odayaal ku shirey magaalada Cadaado.

Xildhibanaada iyo Odayaasha ayaa ka hor yimid heshiiska, waxaana wax kama jiraan ay kaso qaadeen qodobadii labada dhinac ay kala saxiixdeen.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE