Aminarts Oo Banaanka Keenay Sababta Ka Dambeysa Mooshinka Dowladda Iyo Dacwadda Badda Ee Soomaaliya Oo Fashilantey (Sawiro)

Af maalka Soomaaliyeed ee lagu magacaabo Amin arts ayaa soo sameeyey Sawir Carton ah oo uu ku faafaahinaayo sirta ka dambeysa mooshinka iyo jahawareerka siyaasadeed ee  ka jira dalka.

Aminarts ayaa sawirka maanta ku muujiyey Cumar C.rashiid oo dowlada Kenya kala hadlaya arimah mooshinka iyo fashilka dadaalkii ay ugu jireen in badda Soomaaliya qeyb ka mid ah loo hoos geeyo Kenya.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE