Dhageyso Xeer Ilaaliyaha Qaranka Oo Ka Hadlay Go’aankii Sal Fudeydka Ahaa Ee Maxkmadda Gobolka Banaadir

Xeer ilaaliyaha qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa wax yar ub ka dib markii ay soo dhamaatey dhegeysiga dacwada loo haaysto C.raxmaan C.shakuur la hadlay warbaahinta isagoo faafaahiyey go’aanka Maxkamadda.

Dr Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in Maxkamadda Gobolka Banaadir ay gaartey go’aan qaldan oo baal marsan sharciga, isagoo intaasi ka dib sheegay in ay qaadan doonaan racfaan sii uu usii socdo kiiska.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE