Doodo Iyo Buuq Hareyeey Maxkmadeynta C.raxmaan C.shakuur Oo Muqdisho Ka Socota Iyo Xeer Ilaalinta Oo Dalbadey…

Magaalada Muqdisho waxa ka socota maxkmadeynta C.raxmaan C.shakuur oo ku eedeysan dambiyo kala duwan oo uu ka galay qaranka, waxaana maanta mar kale la dhegeystey dacwadaha loo haaysto.

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maalintii u fadhiisatey dacwada C.raxman C.sjakuur, waxaana xeer ilaalinta laga sugaayey inay soo gudbiyaan cadeymo ku saabsan eedeymaha loo haaysto.

Xeer ilaalinta ayaa maanta dalbatey in la siiyo waqti ku filan oo gaaraya ilaa seddax bilood o oay kusoo dhameystiraan dhamaan kiisadka dacwada, hase haatee koox u doodeysa eedeysanaha ayaa diidey in diidey waqti kale oo dib u dhac.

Maxkamda ayaa hada looga fadhiyaa in ay qaado taallo oo noqonn doonta laba arin midkood waa mida koowaade in ay soo af jarto kiiskan ama ay xeer ilaalinta siiso waqtiga ay codsadeen.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE