Dhageyso Wariye Saalax Kalgacal Oo Faafaahin Ka Bixinaya Dagaalkii Cuslaa Ee Maanta Ka Dhacay Duleedka Nambar 50

Faafaahinno dheeraad ayaa waxay kasoo baxaan dagaal culus oo maanta ilaa caawa ka socdey duleedka Degmada Nambar 50 ee Gobolka Shabeelada hoose.

Dagaalka oo khasaare kala duwan lagu gaarsiiyey maleeshiyada Alshabaab ayaa warar kala duwan ay kasoo baxayaan halka uu gaarsiisan yahay khasaaraha ka dhashay.

Halkan Hoose Ka Dhgeyso Wariye Saalax Kalgacal Oo Faafaahinaya Waxa Uu Kala SocdoDagaalka

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE