Gudoomiye Tarsan Oo Si Laab Leh Uga Hadlay Xaalka Kooxda Mucaaradka “Madaxweynaha Haduu I Qaabili Waayey Mooshin Ayaan Ka Keenay” (Video)

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo ka hadlayay Dood qaran oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa yiri “Madaxweynaha i qaabili waayay mooshin baan ka keenayaa”.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE