27.3 C
Marka
Sunday, October 22, 2017
گیاهی ترین گیاهی ترین AnzanDigital فروشگاه

Madaxweynaha Jubbaland Oo Gawaari Ku Abaalmariyey Ardey Kaalimo Ka Galay Tartanka Qur’aanka Kariimka Dugsiyada...

Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa labo baabuur ku abaalmariyey labo arday oo ku guuleysatay tartanka Qur’aanka Kariimka ee u dhexeeyey dugsiyada Qur'aanka Kariimka magaalada...

Dowladda Turkiga Oo Fariimo Kulul U Dirtay Baadariga Ugu Sareeyo Kaniisadda Katooliga Pope Francis

R/Wasaare Kuxigeenka dalka Turkiga Nuurul-diin Canikli ayaa ku tilmaamay Baadariga Kaniisadda Roma Pope Francis inuu ku shaqeynaayo caqligii Saliibiyiinta (Crusader mentality) kadib markii Pope Francis uu...

Madax Ka Tirsan Dowlada Oo Booqtay Hotelka Ambaassador Wax yar Ka Dib Markii Lasoo...

Wasiirka Amniga C/risaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo taliyaha Nabad-Sugidda ee C/raxmaan Tuuryare ayaa gaaray Dhismaha Hotelka Ambassador , halkaas oo...