0 C
Marka
Wednesday, January 17, 2018
گیاهی ترین گیاهی ترین AnzanDigital فروشگاه

Waxay Ka Masayr San Yihiin Ilbaxnimada Madaxwaynaha Soomaaliyeed Farmaajo Iyo Raysal Wasaaraha Dalkeena Khayre...

Taariikhdu waa mid aan ka helayno xusuus iyo ku cibro qaadasho waayaha aduunka.Maalmuhu kala nasiib badan,dadkuna kala ayaan badan.waxa dalkeena soo maray maalmo kharaar...

Wadaniyada Raysal Wasaaraha Dalkeena Waa Mid Dagtay Quluubta Shacabka Soomaaliyeed

Taariikhdu waa mid dhacaysa,la qorayo la xasuusan doono oo galaysa diiwaanka taasoo ay dhaxlayaan jiilasha danbe ee aan goob jooga u ahayn.Qofkastoo masuuliyad qaran...

Habargidir maxaa loo siiyaa Wasaarada Arimaha Gudaha! Dib U Fiiri Waxaan Sii Sheegay 9...

Qoraalkan sababtaan ugu soo celiyay waxay tahay inaan dadka Soomaaliyeed hurdada ka kiciyo. Qoraalkan waxaan ugu talogalay inuu soo boxo maanta oo Arbaco ah, wuxuuna...

Sanad Kasta Oo Cusub Oo Dhashaa Dadwaynaha Dhib Ayuu Ku Hayaa

Sanadkasta oo cusubi cimrigeenna ayuu la tagaa hadana waynu u dabaal degnaa,waxaan ku talin lahaa yaan loo dabaal degin,isagu haynoo dabaal dego waayo dan...

Xaaraan Quutayaal Oo Laqabsan Waayay Dawladnimada Iyo Sharciga Ka Hana Qaaday Soomaaliya – W/Q:...

Dalkeenu waxa uu ahaa mudo aad u dheer oo ku dhaw nus qarni dawlad la aan.Waxaa beelo gaara u suuro gashay inay si xun...

Somaliland Waa Dawlad, Waana Lagu Khasban Yahay In La Aqoonsado – W/Q: Yusuf Cumar

Horta waxaan ku bilaabayaa duco iyo hanbalyo marlabaad aan u dirayo shacabka iyo dawlada somaliland.Waxaan uugu ducaynayaa in  illaahay ka qabto cadawga shisheeyaha ah...

Dawlada Iyo Shacabka Soomaaliyeed Oo Isku Duuban Waxay Ku Jiraan Dagaal Lagu Xoraynayo Qaranimada...

Cadaw soomaaliyeed oo ay kamid yihiin dawlado carbeed,kuwo reer galbeed iyo kuwo afrikaan ahiba,ayaa dalkeena ka faa iidaystay burburkii inagu dhacay iyo mudo ku...

Qisso Yaableh Oo Na Dhex Martay Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi 10 Sano Ka Hor...

Dhamaam mahad oo dhan ILAHAY ayaa iska leh,isaga ayaanay u sugnaatay ,sharaf iyo karaamana waxa ay dushiisa ahaatay Nabigeenii Muxamad ahaa SCW,wanaag oo dhanna...

Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed Oo Uu Haysto Hadalkii Qamaan Bulxankii Waynaa! W/Q Yuusuf Omar

Aduunka nin kii nooli oo leh garasho waxa uu arkayaa dhacdooyin kala duwan oo wax laga barto.Maamulka koon fur galbeed oo curdanka ah waxaa...

Maxaad Ka Taqaanaa Taariikh Nololeedka Wasiirad Binti Ibraahim Cali Iyo Shaqooyinkii Kala Duwanaa Ee...

Wasiirad Binti Ibraahim Cali waxay ku dhalatay Magaalada Marka Sanadku markuu ahaa 1965 1-da July waxay wax barashada aas aasiga ka biloowday isla Magaalada...

Geesigii U Guntaday Dalkiisa Iyo Hagardamada Shisheeye W/Q Yuusuf Omar

Waxaan shaki ku jirin cidina is waydiinaynin,heerka dalkeenu kusugan yahay mudo 27 sanadood ah.Waxaan la in kiri karayn sidii u ahaa mudadii u danbaysay...

Midgaan Lamoodkii Iyo Midgaanka Dhabta Ah Ee Soomaaliyeed W/Q Yuusuf Omar

Beelo soomaaliyeed,ayaa waxaa lagu tuhmay dhaqamo aan xiliyadaa u cuntamin bulshadii xiligaa jirtay markaa waxaa layiri kani waa mid gaan.Taa waxaa bar barsocday in...

Soobandhigidda Xaqiiqadii Bariire Iyo Dagaalka Dawlad Doon Iyo Dawlad Diid W/Q Aqoonyahaan Yuusuf Omar

Bulsho ama dal waxa uu qiimihiisu yahay marka uu dawlad yahay. waxaa tusaale kuugu filan inaga soomaalida ah dib u eeg taariikh deena.waxaynu ahayn...

Faalo: Dilka iyo siidaynta Dable Axmed Caydiid maxaa ka dhalan kara?? W/Q: Khadar Ibrahim...

​Tariikhu markii ay ahayd 3/5/2017 waxaa afaafka Madaxtooyada Somaliya lagu dilay Wasiirkii Dibu-dejinta Cabbaas C/laahi Sheekh Siraaji,dilkaasi oo uu gaystay Askari Dable Axmed C/Laahi...

Waa maxay sababta horjoogayaasha Al-shabaab dawladu Rooga-Cas ugu dhigtaa,dhalinyartana Tiirka Toogashada lootagaa?W/Q: Khadar Ibrahim...

​Waxaa wakhti aan sidaasi usii fogayn garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyey iyada oo Diyaarad khaas ah lagu sido ,Sheekh...

Maanso cusub oo la magac baxday ALLE KA CABSI, waxaa maansadan tiriyey Abwaankii waynaa...

​Madamaa aynu nahay dad Muslim ah,waxaa fiican in aynu waxbadan iska wacdina waxna isaga sheegno khaladaadka faraha badan ee aynu galayno inta aynu Aduunka...

Hal-abuur siyasadeed oo kusoo wajahan Xisbiga UCID iyo Hargaysa waakuma?

Somaliland waxa aad moodaa in tartan siyasadeed xoog lahi uu ka socdo,kaasi oo ku wajahan doorashada Madaxnimada ee la filaaya in ay dhacdo sanadkan...

Somali People know what you Drs Adna of Somaliland did last summer!

Even my wife was named after her by her grandmother who was at that time the same age as Adna for she was one...

Cabdilaahi Suldaan Timacadde oo Somaliland u doodaaya waligaa ma aragtay? W/Q: Khadar Ibrahim Aar

Dadka Somalida ahi inta badan marka ay ka hadlayaan Gabayadii iyo halku dhigyadii Murtida ahaa ee IHN Abwaan Cabdilaahi Suldaan Timacadde,waxa ay soo qataan...

Gabayg La Magac Baxay (MALASHAXAN),Waxaa Tiriyey: Abwaan Cabdullahi Xaaji Jaamac (Fara-qurux)

Gabaygan la magac baxay (MALASHAXAN) waxaa tiriyey Abwaan Cabdullahi Xaaji Jaamac (Fara-qurux) Sida ka muuqata gabayga ,waxa aad mooda in uu Abwaanku gabaygan ku...

Muxuu Salka Ku Hayaa Khilaafka Dowladaha Khaliijka…? W/Q Cabdishukri Himilo

Xiisadda siyaasadeed ee ka aloosan Gacanka Carbeed iyo xidhiidh u jaridda Qatar waxay muujinaysa hardanka siyaasadeed ee quwaddaha saddexda ah ee ku loolamaya Gobolka,...

Erayada Ay Isticmalaan Dhalinyarada Ee Ku Soo Biiray Afka Soomaaliga W/Q Yaxye yare

Erayada ay isticmalaan dhalinyarada ee ku soo biiray Afka Soomaaliga, ma yihiin kuwa ku fiicanin la isticmaalo? Inta badan waxaa lagu arkaa goobaha ay...

Hormarka Dhulkii Filka Waynaa(Sawiro) – By: Yuusuf Cumar

Dadka u dhashay dagaanadan puntland waxay kamid yihiin amaba la dhihi karaa hormuud bay ka ahaayeen gobonimadoonkii iyo xoriyadii dhulka soomaaliyeed ee gumaystuhu kala...

Halyaygii Buuhoodle Cabdiraxiim Rabiish yaa Mindida afkawayn ku dilay?

Geeridu waa xaq,waana mid qofkasta oo inaga mid ahi uu ku xukuman yahay.Xiliga ay ajashaadu dhamato saacadna cidkaa dib dhigi kartaa ma jirto ,mar...

Mobilkaaga ka ilaali in aad markasta dhigto meel kulul! W/Q: Khadar Aar

​Mobilku waxa uu ka mid yahay ,aaladaha casriga ah ee maanta Dunida yaala, kuwa inoogu faa'idada badan .Mobilku waxa uu inoo fudaydiyay waxyaabo badan...

Kalyahayga mid ka mida ayaan iibiyay ,si aan Yurub ugu tahriibo! Qaybtii 4-aad. W/Q:...

Marka hore Ilahay ayaa mahad iska leh ; kaasi oo i garan siiyay ,awoodna ii siiyay, in aan qoraalkan idiin soo gudbiyo, idinkuna aad...

Ayaadu ama Eedadu maxay caruurta uu ninkeedu dhalay ay u xumaysaa – W/Q: Khadar...

Labadan kalmadood ee kala ah Aayo iyo Eeddo waa laba eray-bixin oo ay kala isticmalaan dadka Somalida ahi, gaar ahaan reer Konfurka iyo reer...

Qisso cajiib ah : Beenta aad caruurtada bartaa dib ayay kuugu soo noqotaa adiga!...

Hadii aad ilmahaaga u noqoto macalinka Beenta bara, maxaa u diidaaya in uu isna noqdo arday sifiican u qaata casharka beenta ah ee aad...

Qaybtii 2aad: Kalyahayga mid ka mida ayaan iibiyay si aan Yurub ugu tahriibo –...

​Marka hore Ilahay ayaa mahad iska leh ,kaasi oo i garan siiyay awoodna ii siiyay in aan qoraalkan idiin soo gudbiyo idinkuna aad akhrisataan,marlabaadka...

Qisso Cajiib ah : Reer Hebel Ninkasaa Laga Dilaa! W/Q. Khadar Aar

​Imisaa nin aqoon iyo garasho leh oo dadkiisa ,Diintiisa iyo dalkiisaba wax u qaban lahaa ka cararay deegaankii uu ku noolaa ,sababta oo ah...

Muqdisho oo la ciir-ciiraysa fara-badnaanta dawladda Farmaajo!! W/Q.Khadar Aar

​Farmaajo iyo Ra'isal-wasaarahiisa siyaasada ka cusub ee Khayre ,waxa ay bulshada Somaliyeed wakhti badan ka dhaadhicinayeen in ay soo dhisi doonaan Xukuumad tayo leh...

Dhulkii Qaniga Ahaa Ee Ay Lahaayeen Dadkii Faqiirka Ahaa (Sawiro)

Waxaan ahay wadani soomaaliyeed oo ah indheer arag fiqi ah.Waxan maanta inyar xusayaa si kooban macaluusha iyo gaajada abaareed ee xaaqday dalkeenii dad iyo...

Tariikhda uu baxay magaca IIDOOR (Isaaq) iyo halka uu kasoo jeedo,yaase bixiyay? W/Q.Khadar Aar

​Magac bilaash uma baxo,Somaliduna sideedaba waxa ay caan ku tahay bixinta iyo ku dhajinta magaca ama Naanaysta qof ama qolo loogu yeedho; wali wax...

Shaqaale Ka Tirsan Telefishanka Universal Oo Lagu Dhaawacey Gaari Walxaha Qarxa Lagu Soo Xirey

Wararka ka heleyno Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in uu qarax ka dhacay magaaladaas, kaas oo baabuurkiisa loogu xiray mid kamid ah farsamo-yaqaanada Telefishinka UNIVERSAL...

Qiso cajiib ah : Duqayn ayaa maskaxdeena ku socota !! W/Q: Khadar Aar

Waxaa laga yabaa in dadka qaar iswaydiiyaan,maxay ayay tahay duqayntan ku socota maskaxdeena iyo garaadkeena ,yaase ina duqaynaaya,maxay ayaa la inoo duqaynayaa,ma naqanaa kuwa...

Geesiyada U Kacay Gayigeena Iyo Gunaanadkii Gumaystaha – W/Q: Yuusuf Cumar

Soomaalidaa ku maah maahda "Wixii rag u kaco rabina aqbalo waa rumoobaan" Mudo rubuc qarniya  laga soo bilaabo 1991 dii  dalkeena waxaa ka jiray nidaam...

Madaxwayne kasta ha la dhaartaan Qabiilkiisu! W/Q: Khadar Aar

​Maadama Qabiikii uu noqday mid awood badan ku leh madaxnimadii dalka iyo habkii wax loo dooranaayay,khasabna ay inagu noqotay in Madaxwayne kasta oo aynu...

Sheeko :-Khalad ayaan sameeyay ,markii aan u duceeyay ,Qabriyo anaan isku qabiil hayn!

Somali maanta dakanooyin iyo dibin-daabyooyin badan ayaa kala jiifa,taasi oo aan wali aanay jirin cid ka heshiisay,hadana iyada oo ay sidaasi tahay ayaa qabiilka...

Ka Hortagga Soo Noqnoqoshada Abaaraha Dalka – W/Q: Ex. Xildhibaan Garweyne Kuulow Aweys

Ceeb & Culeys weyn waxaa nagu ah in aan sanad kasta baryo Bani’aadan lee ku jirno Abaaraa na haayo…. iyo Fataxaadaa na haayo iwm...

Daahir Calasow dadkii khaladka ku tageeri jiray,ayaa maantana ka cabanaya!!

Hadaad shalay ahayd mid Daahir Calasow ku taageera qaladka iyo gardarada cadaanka ah ee uu dadka ku hayn jiray ,kana mid ahayd kuwa ugu...