25.3 C
Marka
Thursday, July 20, 2017
گیاهی ترین گیاهی ترین AnzanDigital فروشگاه

Iyagu Somali Ma Ahayn Miyaa? W/Q:Salman Khadar

Waa in ay Dadku Fekeraan oo is weydiiyaan, Sababta Dawlada Federaalka ugu Gurman waysay Dagaaladii Jowhar iyo Tuulooyinka hoos Yimaada ka Dhacay, ee Somalida...

Dhageyso Taariikhda Abwaan Cali Sugulle Dun-carbeed Suugaantiisa Oo Ay Ka Sheekeenayaan Abwaanno Usoo Joogay

Abwaan Cali Sugulle Cigaal oo dhawaan ku geeriyooday wadanka Iskutagga Imaaraadka laguna aasay Magaalada Hargeysa ayaa lagu tiriyaa Abwaan Maamuus iyo qadarin ku lahaa...

Ma Ogtahay In Madaxwaynayaashii Somaliya Soo Marey Mid Ma Mid Ahi Uu Haybta Uu...

Ma Ogtahay in madaxwaynayaashii SOMALIYA soo marey mid ka mid ahi uu haybta uu kasoo jeedo Si gooniya u takooray isagoo saaray cadaadis balaadhan...

Waar iga reeba Laylatul’qadrigii ayaa i eryanaayee – W/Q: Qareen/Khadar Aar

Wakhti aan sidaasiba usii fogayn dadka Somalidu badankeedu waxa ay ka amin sanayeen Habeenka Bisha Barakaysan ee Ramadaan ku Jira ee Laylatul Qadriga loo...

Federaalkii Oo Khatar Duminaysa Ku Noqday Puntland Iyo Xasan Sheekh Oo Baarlamaanka Soomaaliya Baabiintiisa...

Waxaa Nairobi isugu tagay dhamaan siyaasiyiintii urur qabiileedka SAHAL oo dagaalweyn ugu jira siday ufashilin lahaayeen Xasan sheekh Qorshihiisa cusub ee uu Galmudug ku...

Fariin Ku Socoto Gudoomiyaha Cusub Ee Degmada Marka Mudane Xasan Cumareey

Halkan waxaan ku soo gudbinayaa fariin aad u diraayo gudoomiyaha  cusub ee degmada Mara loo soo magacaabay. Fariinta aan u diraayo Gudoomyiha cusub ee...

Waa Sidee Xaalka madaxweyne Shariif xasan Ma Fayow Yahey Mise Hada Lagu Soo Jiraa...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Somaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa mudooyinkii danbe ku mashquulsanaa Maamul u sameynta Degmooyinka Gobolka Shabeelaha Hoose oo aan jirin illaa...

Maxay Tahay Sababta Puntland Iyo Axmed Madoobe Ugu Mintidayaan In La Tuuro Nidaamka Beelaha...

Waxaa maalmahaan  4 degmo oo Somalia ka tirsan ka socday shirar lagu sheegay "Madasha Wadatashiga Qaranka " taas oo looga hadlayey hannaanka doorashada 2016-ka. Magaaloyinka Baydhabo,...

Wadaxaajoodka barnaamijkii Nukliyeerka ee Iiraan oo laga gaaray Heshiis Taariikhi ah.

Shantada Dal ee leh awooda fiitow-ga oo lagu daray jarmalka ayaa heshiis la gaaray dowladda Iiraan, kaasoo ah mid lagu joojinaayo bacriminta  barnaamijka yuuraaniyamka Iiraan, kadib wada hadalo...

Daawo Sida ay mooryaanta Habargidir u boobaan mooska Beeraha Jannaale iyo ciidamada Deegaanka oo...

Beeraha Jannaale oo badankooda ay xoog ku heystaan ganacsato aan u dhalan degmada iyo jannaale iyo guud ahaan gobolka shabeellada hoose ayaa maalin kasta...

Talo ku Socota Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Marka.

Assalamu  Calaykum Mudane gudoomiye, Waxaan marka hore kuugu hambalyeynayaa mudane gudoomiye jagada cusub ee laguu magacaabay, waxaana ku xusuusinayaa in aysan ahayn jago sharafeed, ee...

MADAXWEYNAHA MAA LOO SHEEGO?

Maanta iyo maalmo hore oo ay ciid aheyd sidaan oo kale, Mdaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaalya wuxuu ka jejebiyay dadkii jeclaa in ay kusoo tukadaan...

Gabayg La Magac Baxay (MALASHAXAN),Waxaa Tiriyey: Abwaan Cabdullahi Xaaji Jaamac (Fara-qurux)

Gabaygan la magac baxay (MALASHAXAN) waxaa tiriyey Abwaan Cabdullahi Xaaji Jaamac (Fara-qurux) Sida ka muuqata gabayga ,waxa aad mooda in uu Abwaanku gabaygan ku...

Cabdilaahi Suldaan Timacadde oo Somaliland u doodaaya waligaa ma aragtay? W/Q: Khadar Ibrahim Aar

Dadka Somalida ahi inta badan marka ay ka hadlayaan Gabayadii iyo halku dhigyadii Murtida ahaa ee IHN Abwaan Cabdilaahi Suldaan Timacadde,waxa ay soo qataan...

Maamulka K/galbeed oo lala rabo in la fashilyo iyo dilalka xadgudubyada ah ee kasocda...

Xasuuq ba'an oo kasocda Marka ayna gaysanayaan dad Soomaali ah oo isticmaalaya Ciidamada Amisom si dagaal uga dhex dhaco dadka deegaanka sh/hoose iyo amisom...